War cusub oo ka soo kordhay canugii maalmo ka hor laga xaday Isbitaalka SOS (Sawirro)

Ilmo yar oo Jimcihii la soo dhaafay laga xaday Isbitaalka SOS ee magaalada Muqdisho ayaa la sheegay in haatan la helay sida ay sheegeen saraakiil ka tirsan Booliska Somalia. Warka ayaa sheegaya in ciidamada Booliska ay degmada Hodon ku qabteen haweeneydii lagu tuhunsanaa inay xaday canuga yar, waxaana lala qabtay haweeney kale iyo nin la … Continue reading War cusub oo ka soo kordhay canugii maalmo ka hor laga xaday Isbitaalka SOS (Sawirro)